Madaxweyne caan ah oo lagu xukumay ganaax lacageed iyo xabsi guri (Sawirro)

Maxkamad ku taalla dalka Colombia ayaa Madaxweynaha xilka haya ee dalkaas ku xukuntay ganaax dhan 4 kun oo dollar iyo xabsi guri shan maalmood ah, kaddib markii ay ku heshay dembi ah inuu u hoggaansami waayey amar Maxkamadeed oo farayey in la ilaaliyo dhul danguud ahaa oo lagu nasto Qoraal ka soo baxay Maxkamada oo … Continue reading Madaxweyne caan ah oo lagu xukumay ganaax lacageed iyo xabsi guri (Sawirro)